“Nin Reernimo Lagu Doortay, Oo Tolaayeey Lagu Doortay, Dalna Ma Dhiso Abaalna Ma Celiyo”Maayir Mooge. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Nin Reernimo Lagu Doortay, Oo Tolaayeey Lagu Doortay, Dalna Ma Dhiso Abaalna Ma Celiyo”Maayir Mooge.
June 14, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo doorashada inagu soo foole isagoo sheegay in qof reernimo lagu dhisay islamarkaana lagu doortay tolaayeey in aanu dalna dhisay abaal uu dadkii doortay iin celiyaana aanay jiray isagoo shacabka ugu baaqay in ay qabaalada ka fogaadaan.

COMMENTS
LINKS