|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Degmada Axmed Dhagax.
June 1, 2024 - Written by Editor:Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici Iyo Xubno kamid ah Golaha Wasiirada ayaa ka qayb xaflada furitaanka dhismaha Cusub ee degmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa. Halkaasi oo uu madaxwayne kuxigeenka xadhiga ka jaray COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|