|
|||||
WAJAALE NEWS
Inka Badan Hal Milyan Iyo Badh Muslimiin Ah Oo Maanta Taagan Buurta Carafa!
June 15, 2024 - Written by Editor:Inka Badan Hal Milyan Iyo Badh Muslimiin Ah Oo Maanta Taagan Buurta Carafa! Carafa waa buurtii uu Nebi Maxamed NNKH uu ka jeediyey khubaddiisi ugu dambaysay iyo bartii ay ku soo degtay Aayaddii ugu dambaysay Quraanka Kariimka ah. Khubadda maanta laga akhriyayo buurta Carafa waxa lagu tebinaya 20 luuqadood oo kala duwan. Cimilada ayaa la soo werinayaa in ay aad u kulushahay maaddama oo xilligani uu yahay wakhti Xagaa ah oo uu aad u sarreeyo heer kulka dalalka Khaliijku. Related posts:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Si Toos ah Ula Hadlay Qaarkamid ah Garaadada Laascaanood ku su... DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Soo Kormeeray Dhismaha Wadooyin Laami Ah Oo Ay Ka Hirga... DAAWO;-Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Booqday Dugsiga Sare Ee Nuuraadiin,Soona Bandhigay 45Arday ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|