Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Shacabka Reer Gabiley Kala Qaybgalay Tukashada Salaada Ciidul Axda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Shacabka Reer Gabiley Kala Qaybgalay Tukashada Salaada Ciidul Axda.
June 16, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga talada dalka haya ee kulmiye cabdicasiis maxamed samaale ayaa shacabka magaalada gabiley kala qaybgalay tukashada salaada ciidul adxa

Sidoo kale gudoomiye samaale ayaa ka jeediyay hadal ku saabsan munaasibada ciidul adxa.

COMMENTS
LINKS