|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Kulamo La Qaatay Qaybaha kala Duwan Ee Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Burco.
June 6, 2024 - Written by Editor:Guddoomiye Kuxigeenka koowaad ee Xisbiga KULMIYE iyo weftigii uu hoggaaminayey oo kulamo la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka Togdheer Burco:06/06/2024(W,N)-weftigii ka socday hoggaanka xisbiga KULMIYE ee uu hoggaaminayey guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee KULMIYE, mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale oo hawlo shaqo u jooga magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa kulamo muhiim ah la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada, sida Odayaasha, Dhallinyarada, waxgaradka iyo aqoonyahanka reer Togdheer.
Sidoo kale, xubnaha weftigu waxa ay kulan gaar ah la qaateen dallada dhallintarada DAMAL BARI oo kamid ah dalladaha ka jira deegaanka. Related posts:Safiirka Somaliland Ee Dalka Kenya Oo Kulamo La Yeeshay Wasiirul Dawlaha Kenya Iyo Madax Sar Sare O... Xisbiga KULMIYE Oo si kulul u Cambaareeyay Weerar Lagu Qaaday Goob Ay ka Socotay Diiwaangelinta Cod... Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis Oo Dhalinyarada Somaliland Ugu Baaqay Inay Fartooda Ku Badalaan Xisbiga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|