|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Warbaahinta Gobolka Gabiley.
June 21, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye mudane cabdicasiis maxamed samaale ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay warbaahinta kala duwan ee ka hawlgasha gobolka gabiley, waxaana kulan uu warbaahinta la qaatay gudoomiye samaale ku weheliyay wasiirka wasaarada beeraha jsl axmed habane iyo maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi.
Kulankan ayaa ujeedadiisu ahayd isxogwaraysi iyo sidii warbaahinta gobolku ugala shaqayn lahayd arimaha doorashooyinka ee inagu soo fooleh.
Dhanka kale Gudoomiye cabdicasis samaale ayaa warbhaaintakula dardaarmay ilaalinta qarannimada somaloliland iyo waxkasta oo bulshada kala fogaynaya. Kaasi oo kusoo dhamaaday Isfahan.
Related posts:Halkan ka Akhri Magacyada Golihii Wasiirada Ee Ugu Horeeyay, Madaxwayne Siilaanyo Magacaabo Iyo Tira... Wariye Siciid Maazim Oo Aha Wariyihii Gaarka Ahaa Ee Madaxwayne Silanyo Ayaa Ku Dhawaaqay In Uu Iska... Hanti Dhowraha Guud Ee Somaaliya Oo Amar Culus Dul Dhigay Wasiirka Warfaafinta Somaaliya Cismaan Dub... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|