|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Ka Hadlay Habsami Usocodka Imtixaanka Shahaadiga Ah.
June 23, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka qaranka Daa,uud Axmed Faarax ayaa ka hadlay habsami usocodka Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8aad iyo dugsiyada sare oo maalintii labaad si caadiya uga socda guud ahaan dalka jsl. Sidoo kale Gudoomiye Daa,uud ayaa ka hadlay dhawr dhacdo oo ka dhacay gobolada dalka sheegayna in dhamaan la xaliyay isagoo fariin culus udiray ardayda galaysa imtixaanka. Dhanka kale waxaa isna ka hadlay habsami usocodka imtixaanaadka wasiirka wasaarad waxbarashada Dr Buuxane. Related posts:Wasiirka-Wasaarada-Qorshaynta-Qaranka-Somaliland-Oo-Ka-Hadlay-Deeq-Somaliland-Wax-Loogu-Qabanayey-Oo... “Hadii Inaga Dhexdeena Muran Iyo Isqab Qabsi Badani Yimaado, Waxay Niyad Jabinaysaa Saaxiibada Somal... Madaxweynaha Somaliland Oo ka Qaybgalay Munaasibadda Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti. Iyo Qaabk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|