“Dadkeenu Waa Dad Walaalo Ah, Waxaynu Isku Haynaana Waa Kursi, Kursigana Qofka Ilaahay Maalinba Geeyo Ayaa Yimaada” Gudoomiye Cabdicasiis Samaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dadkeenu Waa Dad Walaalo Ah, Waxaynu Isku Haynaana Waa Kursi, Kursigana Qofka Ilaahay Maalinba Geeyo Ayaa Yimaada” Gudoomiye Cabdicasiis Samaale.
June 16, 2024 - Written by Editor:

“Dadkeenu Waa Dad Walaalo Ah, Waxaynu Isku Haynaana Waa Kursi, Kursigana Qofka  Ilaahay Maalinba Geeyo Ayaa Yimaada” Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye  Cabdicasiis Samaale ayaa sidaasi ka sheegay saaladii ciidul adxaha oo uu kala qaybgalay reer gabiley.

COMMENTS
LINKS