Wasiirka arimaha gudaha somaliand ahna gudoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa sidii caadada u ahayd eedo culus ujeediyay xisbiga mucaaridka ee waddani isagoo sheegay in ay jiraan xidhiidho hoose oo ka dhexeeya maamulka somaliya taasi oo uu horeba dhowr jeer ugu eedeeyay