|
|||||
WAJAALE NEWS
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Ganacsade Maanta Lagu Toogtay Magaalada Boorama.
May 7, 2024 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Ganacsade Muuse Camir oo ka mida Ganacsatada waaweyn ee magaalada Boorama ayaa saaka la toogtay isagoo ku sugan goobtiisa Ganacsi oo ku taalla magaalada Boorama. Waxana toogtay mid ka mid ah Shaqaalihiisa, illaa hadda lama oga sababta dhabta ee keentay toogashadan. Ganacsadaha ayaa loola cararay Cisbitalka ADAL ee Borama waxaana ay dad goob-joog ahi noo sheegeen in uu qabo dhaawac fudud. Dhanka kale qaarkamid ah ehelada ganacsadaha la dhaawacay iyo dhakhaatiirta la tacaalaysa xaaladiisa caafimaad ayaa ka warbixiyay dhaawac soo gaadhay iyo ay tahay xaaladiisu. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Daawo:Hees Cusub Oo Hada Daawaha Uu Ka Soo Qaaday Fanaanka Wayn Ee Maxamed BK Oo Wacdaro Ka Dhigay M... Dawlada Somaliland Oo Dacwad Ka Dhan Ah Hawada U Gudbisay Caalamka Kuna Hanjabtay Inaan Hawada Somal... DAAWO; Wasaarada Maalgashiga Oo Ku Fashilantay In Ay Faah faahin ka Bixiso Ujeedada Shirkad Maalgas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|