Wafti ka Socda Denmark Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Biyo Soo Saarka Ee Geed Deeble Iyo Dhaamka Kal-qoray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti ka Socda Denmark Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Biyo Soo Saarka Ee Geed Deeble Iyo Dhaamka Kal-qoray
May 2, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wafti uu hogaaminayo Safiirka Dowlada Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Somalia ayaa Kormeer ku tegay xarunta biyo soo saarka ee Geed-deeble iyo dhaamka Kal-qoray.

Waxaana waftigan halkaasi ku qaabiley maareeyaha wakaalada biyaha hargaysa maxamed cali daarood oo uga warbixiyay halka ay marayso biyo balaadhinta hargaysa iyo dhismaha dhaamka deegaanka kal qoray.

 

COMMENTS
LINKS