|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.
May 15, 2024 - Written by Editor:HARRGAYSA(W,N)-Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibada Somaliland Siyaasi diblamaasi Sare Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa. Waxaana madaarka caasimada kusoo dhaweeyay suldaanka guud ee beelaha dega gobolada maroodi jeex, saaxil gabiley iyo togdheer suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan, siyaasiyiin, xildhibaano katirsan golaha wakiilada, haween iyo dhalinyaro. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Kulankii Saddex-Geesoodka Ahaa Ee u dhexeeyey Ganacsatada Dalka, Maamulka Dekedda Oo ku Dhamaaday I... DAAWO;-Taliyihii Hogaaminayay Ciidamada SNM Ee 31may 1988 Soo Galay Gudaha Hargaysa Oo Ka Waramay Dh... Daawo:“Dawladani Way Jilicsan Tahayee Hadaan Anigu Madaxwayne Dalka Ka Ahaan Lahaa Waan Dili Lahaa W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|