|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Axmed Nasiye Oo Ka Warbixiyay Shirar Maalmihii Udanbeeyay Usocday Bulshada Reer Gabiley Iyo Waxay Daaran Yihiin!
May 7, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Muxumed Cumar (Axmed Nasiye) ayaa ka warbixiyay Shirar maalmihii udambeeyay usocday haldoorka iyo siyaasiyiinta gobolka gabiley taasi oo lagaga arinsayay mustaqbal siyaasadeed ee beesha iyo doorashada fooda inagu soo haysa Sidoo kale siyaasi axmed nasiye ayaa farta ku fiiqay sida reer gabiley ugu khasaareen doorashadii xisbiga kulmiye ee madaxwayne biixi oo uu ku dhaliilay in uu kala qaybiyay bulshada reer Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Agaasimihi Guud Ee Hore Wasaaarada Beeraha Iyo Agaasimaha Cusub Oo Xilkii La Kala Wareegay Wefti Ka Socda Qaadhaan Bixiyeyaasha Oo La Filayo Inay Soo Aff-jaraan Muranka Doorashada Ee Xukumadd... Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Oo Si Kulul U cambaaraynayaa Xadhiga Gudoomiyaha Wargayska H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|