|
|||||
WAJAALE NEWS
Midkamid Ah Beelaha Dega Gobolka Gabiley Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Xisbi Xaakimka Kulmiye
May 30, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Beesha Ansaar Madigaan oo uu hoggaaminayo Suldaanka guud, Jiif Caaqilka, cuqaasha kale, Xildhibaanka Guuritda, aqoonyahanka iyo dhallinyarada, ayaa maanta kulan hadhimo sharafeed ah la qaatay hoggaanka Xisbiga Kulmiye iyo masuuliyiin xukuumadda ka tirsan. Waxa shirkaas lagaga wada hadley sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka iyo wadashaqaynta, iyadoo shirkani gogoldhig u noqon doono kulanno kale oo la sii wadi doono. Ugu dambayn, shirku wuxuu ku dhammaaday is afgarad buuxa.
Related posts:Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Cabasho Uga Timi Arday Deeq Waxbarasho Ka Heshay D... DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Siyaasi Axmed Muumin Seed Iyo Arimaha Uu Banaanka Keenay! Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Maanta u Furay Tababarkii Shanaad ee Kor Loogu Qaadayo A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|