Magaalada Boorama Oo Si Balaadhan Loogu Xusay Debaaldega Maalinta Qarannimad Jsl Ee 18may | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Boorama Oo Si Balaadhan Loogu Xusay Debaaldega Maalinta Qarannimad Jsl Ee 18may
May 18, 2024 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada boorama oo ay weheliyaan masuuliyiin xukuumada katirsan iyo maamulka gobolku ayaa siwayn iskugu soo baxay xuska maalinta qaranimada somaliland ee 18may halkaasi oo ay gaardis ku mareen ciidamada kala duwan ee somaliland.

 

COMMENTS
LINKS