Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley Oo ka Hadlay Go,aankii Golaha Wasiirada Somaliland Ku Meelmariyeen Gobolnimada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley Oo ka Hadlay Go,aankii Golaha Wasiirada Somaliland Ku Meelmariyeen Gobolnimada Gabiley.
May 13, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Madax Dhaqameedka Gobolka Gabiley Ayaa Madaxweyne Somaliland Uga Mahadceliyay Ansixinta Gobolnimada Gabiley oo Xukumada Somaliland Maanta Ansixisay.

Sidoo kale madaxdhaqameedka gobolka gabiey ayaa fariin udiray golaha wakiilada iyo guurtida oo la horgayn doono ansixinta gobolnimada gabiley.

 

COMMENTS
LINKS