Kulan Lagaga Hadlayay Aqoonsiga Somaliland Oo Lagu Qabtay Xarunta Baarlamaanka Dalka Sweden. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kulan Lagaga Hadlayay Aqoonsiga Somaliland Oo Lagu Qabtay Xarunta Baarlamaanka Dalka Sweden.
May 17, 2024 - Written by Editor:

SWEDEN(W,N)-Kulan lagaga hadlayay qadiyada madaxbanaanida somaliland ayaa lagu qabtay xarunta baarlamaanka dalka sweden taasi oo ay Kasoo qaybgaleen xildhibaanada saaxiibada somaliland ee baarlamaanka dalka sweden

Kulan oo uu soo agaasimay safiirka somaliland ufadhiya dalka sweden amb sakariye xasan wacays ayaa waxaa muqaalka fogaan araga uu ka qaybgalay wasiirka arimaha dibada somaliland. Kaasi oo lagaga hadlay aqoonsiga Somaliland iyo doorashooyinka lafilayo in ay sanadkan ka dhacaan.

 

COMMENTS
LINKS