|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Qaban Qaabada Soo Dhawaynta Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Dalka Imanayo!
May 13, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabanada soo dhawaynta diblamaasi sare Dr Maxamed cabdilaahi Cumar oo xilalka wasiirada arimaha dibada iyo ganacsi kazoo qabtay xukuumada axmed siilaanyo ayaa shaaciyay in uu maalinta arbacada ee 15bisha uu kazoo degi doono madaarka caasimada hargaysa Sidoo kale gudida ayaa shacabka caasimada iyo taagerayaasha siyaasi maxamed cabdilaahi ugu baaqay in udiyaar garoobaan soo dhawayntiisa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:"Hadii Qolada Waddani Nala Fahmaan Doorashadu, Xiligeedii Ayay Ku Dhacaysaa, Cid Danbana Laga Laaluu... Dawlada Jabuuti Oo Beenisay In Ay Wax Lug ah Ku Leedahay Xaalada Ka Taagan Magaalada Laascanood Xukuumadda Jsl Oo Xisbiyada Mucaaridka Ah Ugu Baaqday Inay La Shaqeeyaan Komishanka Lagu Muransan Ya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|