Ciidanka Booliska Jsl Oo Xidhay Tifaftirihii Shabakada Wararka Ee Xogreeb. Wariye Cabdicasiis Bashiir Nuur | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Jsl Oo Xidhay Tifaftirihii Shabakada Wararka Ee Xogreeb. Wariye Cabdicasiis Bashiir Nuur
May 23, 2024 - Written by Editor:

Hargeysa, May 23, 2024 (W,N) – Ciidan ka socda Xarunta CID-da Hargeysa ayaa Abaaro 5:20pm galabnimò ee maan waxa ay xaafada sheekh Nuur ka kaxaysteen Wariye Cabdicasiis Bashiir oo ah tifaftiraha shabakada Wararka ee Xogreeb News.

Ciidanka booliska ah ee xidhay wariyaha ayaan sidan wax waaran ah oo ay tuseen markii ay qabanayeen.

Hase yeeshee markii ay la tageen xaruntooda CID-da waxa ay u sheegeen inay soo dacwaysay Shirkada TELESOM. Wallow aanu jirin ilaa hada majiro war rasmi ah oo laamaha amaanku  kazoo saareen xadhiga wariye cabdicasiis Nuur la xidhiidha

XIGASHO XOGREEBNEWS

COMMENTS
LINKS