BALIGUBADLE(W,N)-Ciidamada dabdamiska Somaliland ayaa gurmad ufiyay wiil dhalinyaro ah oo kazoo jeeda qoomiyada oroamada oo ku dhacay ceel biyood ku yaala duleedka magaalda balaygubadle kaasi ooh al maali uu ku jiray maydkiisu.