Beesha Reer Shirdoon Oo Taageero Umuujiyay Xisbiga Kulmiye Iyo Nuxurka Khudbadii Uu ka Jeediyay Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Beesha Reer Shirdoon Oo Taageero Umuujiyay Xisbiga Kulmiye Iyo Nuxurka Khudbadii Uu ka Jeediyay Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl
May 31, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad lagu taageerayay xisbi xaakimka kulmiye oo habeenkii xalay lag qabtay huteelka guuleed ee magaalada hargaysa ayaa waxaa ka qaybgalay xubno kamid ah hogaanka xisbiga

Munaasibad oo ay soo agaasimeen xubno kamid beesha reer shirdoon oo kamid ah beelaha sacad muuse ayaa ujeedeedu ahayd sidi beeshu umuujin lahayd cududooda taageero ee kulmiye

Waxaana khudbad ka jeediyay wasiirka arimaha gudaha ahna gudoomiyaha xisbiga kulmiye maxamed kaahin axmed

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS