|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Dilkii Marxuum Cabdinaasir Dahable Iyo Dhalinyarada Kale Ee Muqdisho Ku Xidhan + Talaabada Ay Qaadayso!
April 23, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa soo bandhigtay cida ka danbaysay dilkii magaalada muqdisho loogu gaystay muwaadin reer Somaliland marxuum cabdinaasir dahable iyo dhalinyaro kale oo iyagu loo xidh xidhay dilkiikana soo jeeda Somaliland Sidoo kale xukuumada Somaliland ayaa maamulka muqdisho ugu hanjabtay hadii ay dhalinyaradaa sii dayn waayaan in ay qaado doonto talaabo loogu aar gudi doono. Related posts:Xarunta Arimaha Siyaasada Ee Dalka Maraykanka Oo Soo Shaacisay Qorshe Dawlada Masar Saldhig Milatari... DAAWO;Siilaanyo Somaliland Uu Kufiyay Reer gabileyna Uu Kufiyay Qofkuna Halkuu Ku Kufo Inuu Sii Fa... Wasiirka Khaarajiga Somaliland oo Rajo ka Muujiyey Maxkamadaynta Cidda ka Dambaysay Xasuuqii Shacabk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|