Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Magaalada Hargaysa Ku Qabatay Kulan Dhaqaale Loogu Ururinayo Falastiin
April 3, 2024 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland ayaa magaalada hargaysa ku qabtay kulan kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii loo taakulayn lahaa shacabka reer falastiin ee tabaalaysan.