|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Axmed Muumin Oo Sheegay In Ay kala Tageen Reer Awdal Iyo Kulmiye, Ex Madaxwayne Riyaale Ugu Baaqay In Aanay Shaadhkiisa Isticmaalin.
April 19, 2024 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Wasiirkii Hore ee wasaarada beeraha somaliland axmed muumin seed ayaa ka dareen celiyay kulan ay maalintii shalay magaalada boorama uu ku qabtay madaxwaynihii hore ee sommaliland daahir riyaale oo ay weheliyaan masuuliyiin xukuumada katirsan Sdoo kale siyaasi seed ayaa sheegay in ay kala tageen reer awdal iyo kulmiye islamarkaana ay doonayaa wasiir xukuumadu in ay daahir riyaale kusoo daba gabadaan islamarkaana isticmaalaan shaadhkiisa. Related posts:Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay... Nin Arag Ka Naafo Ah Oo Dhameeyay Sodonka Jis Ee Quraanka Kareem Sidoo Kalena Bulshada Ugu Baaqay I... Daawo:Eng.Maxamed Xaashi Cilmi Oo Sheegay In Xukuumadani Tahay Mid Gabalkeegii Dhacay Mugdina Galiya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|