|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Booqsho Ku Tagay Wasaarada Warfaafinta Iyo Dardaaranka Uu Siiyay!
April 3, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada Somaliland daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta Booqasho ku tagay xarunta wasaarada warfaafinta Somaliland halkaasi oo uu kusoo dhaweeyay wasiirka wasaarada warfaafinta iyo hawlwadeenad ka hawlgala Sidoo kale ex madaxwayne Riyaale ayaa soo kormeeray waaxda Tvga Qaranka oo isagu uu lahaa aas aaskiisa Dhanka kale Daahir riyaale ayaa dardaaran culus siiyay masuuliyiinta wasaarada iyo hawlwadeenada warbaahinta qaranka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:War Cusub-Xukuumada Somaliland Oo Markii ugu Horeysay Sheegtay Hakad La Galiyey Heshiiskii Saldhiga ... DAAWO;-Sheekh Axmed Iid Oo Talooyin Muhiim Ah Usoo Jeediyay Maayarka Cusub Ee Caasimada Hargaysa. Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Jsl Oo Dhexdhexaadiyay Khilaaf Ka Dhex Qarxay Wasiirka Ciyaaraha Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|