Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Jarmalka Oo Siwada Jir Ah Ugu Dhawaaqay Udiyaar Garowga Xuska 18may! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Jarmalka Oo Siwada Jir Ah Ugu Dhawaaqay Udiyaar Garowga Xuska 18may!
April 29, 2024 - Written by Editor:

JARMALKA(W,N)-Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka jarmalka oo ka kooban asxaabta qaranka ayaa si wada jir ah ugudhawaaqay udiyaar garowga xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may iyo maalinta la qaban doono

Sidoo kale jaaliyada ayaa farii la xidhiidha udiyaar garowda munaasibada xuska udiray shacabka reer jarmal ee reer Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS