Dr Cali Cabdilaahi oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland islamarkaana ay ehel dhow aahaayeen marxuum Abiib Diiriye Nuur “Abiib Timacad” ayaa maalintii aaskiisa ku sabootiyay maanso duco iyo doorkii uu ku suntanayaa ka tiriyay xabaashiisa taasi oo uu ugu baroor diiqay
HALKAN KAGA BOGO MAANTA BAROOR DIIQDA AH;