|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay 170 Qof Oo Tahriibayaal Ah!
April 7, 2024 - Written by Editor:CEERIGAABO(W,N)-Ciidanka ilaalada xeebaha saldhiga sadexaad Gobolka Sanaag ayaa gacanta kusoo dhigay 170 qof oo tahriibyaaal oo isugu jira rag iyo dumar iyo doonidii ay saarnayeen hawlgal ay ciidanka ka sameeyeen dhinaca badda gaar ahaana deegaanka Waqadariya xeebaha bari ee Gobolka Sanaag ayaa lagu soo qabtay. Saldhiga ciidanka ilaalada xeebaha ee Gobolka sanaag ayaa lagu xidhay doonidan iyo tahriibyaal Ethipian ah oo ku socday dalka Yemen Ciidanka ayaa waday labadii bilood udanbeeyey hawlgalo lagu sugayo amniga badda iyo la-dagaalanka budhacad badeed , argagixisada iyo kaluumaystada sharci darad ah iyo tahriibka.
Related posts:DAAWO ; Qaarkamida Dhalinyarada Gobolka Gabiley Oo Akhris Wadareed ku Sameeyay Maktabada Naadiga Ti... Gudoomiye Kuxigeenkii Hore Ee Degmada Wajaale Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Ex Gudoomiye Aadan Shiin... Daawo:Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Oo Si Adag Uga Hadlay Hadalo Dhawaan La Isla Dhexmarayay Oo Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|