|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay 170 Qof Oo Tahriibayaal Ah!
April 7, 2024 - Written by Editor:CEERIGAABO(W,N)-Ciidanka ilaalada xeebaha saldhiga sadexaad Gobolka Sanaag ayaa gacanta kusoo dhigay 170 qof oo tahriibyaaal oo isugu jira rag iyo dumar iyo doonidii ay saarnayeen hawlgal ay ciidanka ka sameeyeen dhinaca badda gaar ahaana deegaanka Waqadariya xeebaha bari ee Gobolka Sanaag ayaa lagu soo qabtay. Saldhiga ciidanka ilaalada xeebaha ee Gobolka sanaag ayaa lagu xidhay doonidan iyo tahriibyaal Ethipian ah oo ku socday dalka Yemen Ciidanka ayaa waday labadii bilood udanbeeyey hawlgalo lagu sugayo amniga badda iyo la-dagaalanka budhacad badeed , argagixisada iyo kaluumaystada sharci darad ah iyo tahriibka.
Related posts:DAAWO ;Maxaa Ka Oohiyey Qoysaskan iyo Qurbajoogtan? Barnaamij Qiiro leh oo ka hadlaya Nolosha Dhabta... Dadka U Dhimanaya Cudurka Shuban Biyoodka Ee Ka Dilaacay Magaalada Buuhoodle Oo Sii Badanaya Iyo Mag... Halkan Ka Daawo Madaxwayne Ku Xigenka Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Dhismaha Wadada Isku Xidhays... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|