|
|||||
WAJAALE NEWS
“Anagu Hadii Aanu Nahay Beesha Sacad Muuse, Maayar Mooge, Wax Xumaan Ah Oo Aanu Uhaynaa Majirto, Nimanka Xildhibaanada Waxaan…”Ganacsade Abaadir.
April 27, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ganacsade Siyaasi Abaadir Cabdi Xuseen oo kamid ah shacabka reer hargaysa ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay dhacdadii ka dhacday maalintii shalay suuqa xisbiga oo laga dhisayay xarunta degmada 26june iyo xildhibaanadii shacabka mudaharaadayay horkacayay ee la xidh xidhay Siyaasi abaadir ayaa xildhibaanada ugu baaqay in aanay shacabka kicin islamarkaana looga baahan yahay in wixii khaldan ay ku soo saxaan miiska dawlada hoose. Related posts:Suldaanka Guud Ee Beesha Habar Yoonis Oo ka hadlay Xaalada Ceerigaabo Iyo Fariinta Uu Udiray shacabk... Muuse Biixi oo Kashifay Shaxda Madaxtooyadda iyo Xisbigiisu u Dejiyey in Lagaga Taxakhaluso Musharax... Shirka Aqoonyahanka & Waxgaradka Deegaanka Arabsiyo Oo Dhawaan Lafilayo In Uu Qabsoomo Iyo Dhaq D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|