|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Iyo Saraakiil Ciidan Oo Ka Socotay Dalka Itoobiya!
March 4, 2024 - Written by Editor:Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay u qaabilsanaha arrimaha Ciidamada ee xafiiska Ethiopia ee Hargeysa iyo saraakiil kale oo Ethiopian ah. Somaliland iyo Ethiopia ayaa ka wadahadlay iskaashiga dhinaca Ammaanka iyo sii xoojinta xidhiidhka labada dhinac.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|