HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland iyo gudida la socodka curashada bisha ramadaan ayaa si rasmi ah caawa ushaaciyay in bisha ramadaan islamarkaana maalinta bari ah la soomi doono.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaaradadiinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliif ayaa shaaciyay curashada bisha barakaysan ee Ramadaan oo caawa laga bilashadeeda deegaano kamid ah gobolka saang gaar ahaan tuulada Ceegaag. Sidoo wasiirka diinta iyo awqaafta ayaa fariin waano iyo xusuusinta fadliga bisha ramadaan udiray shacabka reer Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN…
In "WARAR"
HARGAYSA(W,N)-WASIIRKA WASAARADA DIINTA IYO AWQAAFTA SOMALILAND AYAA SHAACIYAY IN CAAWA AY BILATAY BISHA RAMADAAN ISAGOO HAMBALYO UDIRAY UMADA MUSLIMIINTA AH IYO SHACABKA SOMALILAND. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/IeCYKHL4-hA
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland ayaa magacaabay gudi culimo ah kuwaasi oo ka shaqayn doono sugida iyo ilaalinta bilshada bisha ramadaan oo fooda inagu soo haysa. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/QKt1VCno0zc