|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Wajaale Oo War Kasoo Saaray Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Iyo Tirada Ilaa Haatan Uu Soo Ritay
March 23, 2024 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada wajaale ayaa ka hadlay xanuunk shuban biyoodka oo ka dilaacay deegaanka wajaale gaar ahaan dhinaca itoobiya kaasi oo hada usoo gudbay dhinaca Somaliland Sidoo kale masuuliyiintan ayaa sheegay in ay kooxo caafimaad geeyeen xuduudka labada dal Dhanka kale maamulka degmada wajaale ayaa ka warbixiyay tirade ilaa haatan uu soo ritay xanuunka shuban biyoodku. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Nuxurka Kulan Saaka Ay Isugu Yimadeen Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Masuuliyiinta Sade... Jabuuti Oo Marti Gelisay Tartanka Dhinaca Orordada Ah Oo Ay Ka Qayb Galayaan 17 Dal Somaliland Kami... Xubno Wasiiro Ah Oo La Filayo Inay Tagaan Berbera + Wakhtiga Ay Tagayaan Iyo Ujeedada Socdaalkooda COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|