Xubno Kamid ah Bahda Qareenada Somaliland Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Diwaangalinta Ururada, Sheegayna In Uu Ku Gafay Sharciga Dalka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xubno Kamid ah Bahda Qareenada Somaliland Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Diwaangalinta Ururada, Sheegayna In Uu Ku Gafay Sharciga Dalka!
February 18, 2024 - Written by Editor:

Xubno Kamid ah Bahda Qareenada Somaliland Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Diwaangalinta Ururada Iyo Asxaabta qaranka Siciid siraadle  Sheegayna In Uu Ku Gafay Sharciga Dalka! kaasi oo qoraalo isburinaya kasoo saaray shirka golaha dhexe ee urur siyaasadeedka shacabka S.PP islamarkaana isla isagii uu racfaan iska qaatay.

COMMENTS
LINKS