|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Xilka Qaadis La Doonayo In Lagu Sameeyo Maayarka Caasimada Hargaysa Iyo Fariinta Uu Diray!
February 26, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay khilaaf la sheegay in uu ka taagan yahay golaha deegaanka hargaysa iyo xilka qaadis la doonayo in lagu sameeyay maayarka mooge Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa sheegay in aan la aqbali karin in xilka laga qaado maayar cabdikariim axmed mooge isagoo taageerayaasha maayarka ugu baaqay in ay iskugu soo baxaan banaan bax lagaga soo horjeedo xilka qaadistiisa. Related posts:Rabshado Caawa Ka Dhacay Magaalada Caynabo Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Ka Hadlay Dhaawac Soo G... Maxaa Keenay In Xiligan Qaar Kamida Siyaasiyiinta Iyo Xildhibaano Reer Somaliland ahi Isku Bahaystaa... Warbixin ku saabsan Taariikhdii Shaqo ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Maanta lagu dhawaaqay Maga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|