|
|||||
WAJAALE NEWS
Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Gobolka Gabiley Oo Si Adag Uga Hadlay Cadaalad Daro Garsoorka Jsl Kula Kaceen Qoys Agoon Ah Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi
February 21, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah waxgaradka,aqoonyahanka iyo dhalinyarada magaalada gabiley ayaa si adag uga hadlay cadaalad daro iyo eex ay maxkamada sare kala kulmeen qoyska agoonta ah ee Reer Cabdiqaadirkuwaasi oo hanta ay ku leeyihiin magaalada hargaysa cidkale loga xayiray islamarkaana dhaqaale ay lahaayeen oo maxkamada yaalay la siiyay cidii ku haysatay hantidooda Sidoo kale Waxgaradka reer gabiley ayaa toos ula hadlay gudoomiyaha maxkamada sare aadan xaaji cali iyagoo dhanka kalena baaq cullus udiray madaxwayne biixi oo ay ka dalbadeen in uu deg deg usoo faro galiyo arintan oo mudo ay taagnayd cabashadeedu HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Mujaahid Axmed Mire Oo Si Qiiro Leh Uga Hadlay Munaasibada Lagu Maamuusay Duuliye Axmed-dheere. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Eedo Culus Ujeediyay Taliyaha Ciidanka Booliska Dabagale, Soona Ban... Xageebay Ku Danbaysay Gudidii Madaxwayne Biixi Uxil Saaray Dhacdadii 25kii August Iyo Dhibtadii Ciid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|