|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Somaliland Iyo Jabuuti + Arimaha Uu Ka Digay!
February 6, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi/Oday rashiid jaamac dhari (Sheekhul axmar) oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa ka hadlay cilaaqaadka siyaasadeed ee udhexeeya Somaliland iyo jabuuti Sidoo kale siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa ka digay in warar been abuur ah laga faafiyo dalka jabuuti iyadoo la leeyahay Somaliland ay wax ka xumaynaysaa xukuumada madaxwayne geele taasi oo aan sal iyo raad toona lahayn. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO; Fanaanka Maxamed Bk Iyo Hees Cusub Ee (CALAN YOHOW) Oo Loogu Talo Galay XuskA 18may + Erey... Siyaasi Cali Guray Oo Sheegay In Go,aankii Xukuumadu Madaxwayne Biixi Ku Joojisay Qaadku Uu Ahaa Dab... Deg-Deg-Madaxweynaha JSL oo qaabiley Wakiilka Gaarka ah ee Ra"iisal wasaaraha Jarmalka u qaabilsan A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|