|
|||||
WAJAALE NEWS
“Saldanada Guud Ee Subeer Awal, Waxay Tirsataa Taariikh Facwayn Ilaa 300 Oo Sano Ayay Soo Talinaysay, Cidkasta Oo Xag Xagataana, Waxaan Fadeexad Ahayn Ka Qaadi Mayso”Siyaasi Xamarje
February 8, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga Mucaaridka ah ee waddani Axmed Cumar xaaji cabdilaahi “Xamarje” ayaa si adag uga hadlay dhacdooyin maalmihii udanbeeyay ka taagnaa xaafadaha hargaysa qaarkood. Sidoo kale Gudoomiye xamarje ayaa ka hadlay weerarka ay xukuumada kusoo qaaday saladanada facawayn ee beesha subeer awal isagoo sheegay in aanay cidi waxka qaadi Karin fadeexad ka raacda mooyaane. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiir KuxigeenkaWarfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Geerida Fanaanad Aamina Cabdilaahi Oo Maanta Ku Geeriy... Daawo:Garabkii Uu Hogaaminayay Axmed Muumin Seed Oo Labo Garab U Kala Jabay Iyo Garab Ka Mid ah Oo E... Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Oo kormeer Shaqo Ugu Baxay Gobolada Saaxil Iyo Togdheer COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|