“Qoladan Subeer Awal Waxaan Usheegayaa, Suldaanka Kaligiin Malihidin, Subeer Awal Wuu Dhaafay, Ee Ha Deg Degina Oo Saldanada Ha Qiimo Ridina”Siyaasi Cabdiqaadir Jirde. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Qoladan Subeer Awal Waxaan Usheegayaa, Suldaanka Kaligiin Malihidin, Subeer Awal Wuu Dhaafay, Ee Ha Deg Degina Oo Saldanada Ha Qiimo Ridina”Siyaasi Cabdiqaadir Jirde.
February 8, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdiqaadir xaaji ismaaciil jirde oo kamid ah haldorka reer Somaliland ayaa ka digay taloobooyinka faro galinta ee lagu qaaday saldanada subeer awal isagoo sheegay in aanay kaligood lahayn balse ay tahay saldanadan laga ducaysto oo dadku wada leeyahay

Sidoo kale siyaasi jirde ayaa qolooyinka subeer awal ee ku kacay falkaasi ugu baaqay in aanay deg deign islamarkaana aanay qiimo ridin saldanada.

COMMENTS
LINKS