|
|||||
WAJAALE NEWS
Munaasibada Abaalmarinta Shaqaalaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Habeenkii Xalay Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
February 4, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Munaasibad lagu abaalmarinayay shaqaalihii ugu wanaagsanaa sanadkii 2023 ee Haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa habeenkii xalay lagu qabtay huteelka maansoor ee magaalada Hargaysa. Wxaana munaasibadan kazoo qaybgalay wasiiro katirsan xukuumada, gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada iyo masuuliyiin kale Sidoo kale munaasibadan ayaa lagu soo bandhigay waxqabadka haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Fadeexada Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga Oo Gacan U Qaaday Guddoomiyaha Xisibiga UCID Ee Gobolk... Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Safar Ku Jooga Jabuuti Iyo Ujeedada Booqasho Uu Ku Tagay Safaarada So... DAAWO; Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka Wadani Ee Magaalada Tog Wajaale Oo Isku soo Balaadhaan Kuso... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|