|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Xukuumada Ugu Sareeya Ee Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Mawqif Adag Ka Istaagay Xeerka Isasaarka Doorashooyinka
February 17, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xukuumada jsl ugu sareeya ee kasoo jeeda gobolka awdal oo uu horkacayo madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa kasoo horjeestay xeerka isasaarka doorashooyinka ee golaha guurtidu meel mariyeen maanta Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka jsl ayaa sheegay in xeerkaasi kala kaxaynayo somaliland islamarkaana aanay galay ka reer awdal ahaan doorashada ururada oo aan ahayn in lagu kala baxo hal dheer, halka gohaha guurtidu meel mariyay in lagu soo baxayo 20% HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Emaraadka Oo Soo Dhaweeyay Golaha Iskaashiga Wadamada Badda Cas, Xili Somaliland Ku Gacan Saydhay. Dhalinyaro Isku Xilqaantay Dhexdhexaadinta Khilaafka Saldanada Subeer Awal Oo Warbaahinta La Hadlay,... Wasaaradda Deeganka Oo Beenisay In Ay Si Hoose Ganacsto Carbeed Ogolaanshiiyo U Siisay Dhoofinta Shi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|