|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Arimaha Ay Wada Hadleen!
February 13, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Mudane Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) Kulankan madaxwaynaha iyo gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa waxaa ku weheliyay gudoomiyaha xisbi xaakimka kulmiye, gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye iyo wasiiro katirsan xukuumada. Dhanka kale gudoomiyaha xisbiga ucid iyo gudoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay kulanka iyo arimaha ay wada hadleen. Related posts:Dhagayso Barnaamijkii Xiisaha Badnaa Ee Fanka Iyo Suugaanta Oo Todobaadkan Aydin Ku Maqli Doontaan W... WAR DEG DEGA; Mid Kamida Ciidanka Sirdoonka Somaliland Oo Caawa Isku Dhex Toogtay Xarunta Sirdoonk... Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Ka Jawaabay Warbixn Ay Hay’adda Human Rights Watch Ku Dhaliishay Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|