|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Ganacsatada Wajaale Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Dadkii Hantidoodu Ku Gubatay Suuqa Wajaale!
February 21, 2024 - Written by Editor:WAJAALE(W,N)-Gudida ganacsatada wajaale ee uxlsaarnaa gurmadka iyo taakulada oo ay weheliyaan maamulka degmada wajaale ayaa kulan deg deg ah iskugu yeedhay dadkii hantidoodu ku gubatay suuqii gubtay ee magaalada wajaale kuwaasi oo loogu baaqay in maalinta bari iskugu yimaadaan xarunta dawlada hoose ee degmada Sidoo kale Gudida ganacsatada ayaa sheegay in maalinta bari loo qaybin doono dadka hantidoodu ku gubatay suuqa wajaale dhaqaalihii loo soo ururiyay qaybtiisii hore. https://fb.watch/qm6ba5fZ-a/https://fb.watch/qm6ba5fZ-a/
Related posts:Madaxweyne Obama Oo Dhibaatada Hubku U Gaysto Shacbiga Rer Maraykan Ka Ilmeeyay, Kana Soo Saaray Sh... Madaxweyne Siilaanyo Oo Golaha Wakiillada Ku Celiyay Qaraarkii Lagu Laalay Wareejinta Haamaha Shida... Siyaasiyiin Xilal Ka Soo Qabtay Dowladihii KMG Ahaa Ee Somaliya Oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Gole Cusu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|