Golaha Wakiilada Oo Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyay Xeerkii Isa Saarka Doorashooyinka Jsl | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Oo Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyay Xeerkii Isa Saarka Doorashooyinka Jsl
February 18, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Fadhigii saaka ee golaha cod Aqlabiyada Ku Meel mariyay xeerka isasaarka doorashooyinka oo shalay ay soo meelmariyeen golaha guurtidu

Fadhigan saaka oo ay kazoo xaadireen badi xildhibaanada goluhu ayaa waxaa xeerkan ucodeeyay 58Mudane halka ay diideen 12mudanbe gudoomiyuhuna aanu codaynin.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS