|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Jsl Oo Ansixiyay xeerkii Isasaarka Doorashooyinka Ee Dib Loogu Soo Celiyay!
February 17, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka meel mariyay xeerkii isasaarka doorashooyinka ururada iyo madaxtooyada ee dhawaan dib loogu soo celiyay iyagoo uraacay heshiiskii ay wada gaadheen golaha wakiilada Sidoo kale gudoomiye Saleebaan ayaa ka hadlay xeerka ay ansixiyeen iyo dooda ay kaga soo horjeedaan qaarkamid ah ururada siyaasada jsl. 66 xildhibaan oo fadhiyay ayaa ansixiyay hal xildhibaan ayaa diiday, waxaan xeerka isla maanta loo gudbin doonaa golaha wakiillada oo iyaguna u gudbin doona Madaxweyne Muuse Biixi HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Burburka Iyo Dhaawaca Ku Yimid Wadadii Kalabaydh & Wajaale Iyo C... “Muuse Biixi Taageerayaashii Madaxwaynaha Ka Dhigay (55%) Isaga Ayaa kala Naqaystay, Oo Intii Dookhi... Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Dalka Itoobiya Iyo 9 Urur Oo Samaystay Isbahaysi Ka Dhan Ah Abiy A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|