|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhalinyaro Isku Xilqaantay Dhexdhexaadinta Khilaafka Saldanada Subeer Awal Oo Warbaahinta La Hadlay, Sheegayna Cida Ku Gacan Saydhay!
February 13, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dhalinyaro isku xilqaantay xalinta khilaafka saladanada subeer awal iyo salaadiintii dhawaan warbaahinta ka eedeeyay suldaanka Guud ayaa war cusub kazoo saaray halka ay wax umarayaan, kulamadii ay la yeesheen labada dhinac Sidoo kale dhalinyarada ayaa sheegay in arintii al uhelida khilaafka saldanada guud ay ku gacan saydheen dhinaca salaadiyiintii warbaahinta ka eedeeyay suldaanka guud ee beesha subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi kuwaasi oo ay ku dhaliileen qaabka ay ula dhaqmeen iyo hadalo naxli ah oo ay ku yidhaahdeen. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Madaxda Dowlada Federaalka Somalia Oo Lagu Amray Inay 14 Maalmood Ay Ku Diwaangeliyaan Hubka Ay Sita... Qaar Ka Mida Haldoorka Somaliland oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Xukun Lagu Riday 20 Caruur oo Dar... Daawo: Dib Umilicso Madaxweyne Siilaanyo Muxuu Ka Yidhi Xiligii Uu Mucaaridka Ah Ciidmo Boolis Ah O... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|