Bandhiga Buuga Laga Qoray Abwaan Xasan Sheikh Muumin Oo Habeenkii Xalay lagu Qabtay Magaalada Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bandhiga Buuga Laga Qoray Abwaan Xasan Sheikh Muumin Oo Habeenkii Xalay lagu Qabtay Magaalada Boorama.
February 2, 2024 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Bandhiga bug laga qoray abwaankii waynaa ee xasan sheikh muumin ee gaara bildhaan ayaa habeenkii xalay lagu qabtay magaalada boorama taasi oo ay kazoo qaygaleen masuuliyiin xukuumada katirsan, xildhibaano, asxaabta mucaaridka iyo qaybaha kala duwan ee shacabka reer boorama

COMMENTS
LINKS