HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada isbahaysiga mucaaridka ee aqlabiyada golaha wakiilada jsl oo ay weheliyaan hogaamiyayaasha xisbiyada ,waddani, Ucid Iyo Ururka Kaah ayaa maanta shirk u yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo ay kaga arinsanayeen xaalada siyaasadeed ee dalka
Kulanka ayaa waxaa ay xildhibaanadu kazoo saareen War Murtiyeed
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;