|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Guruuje Oo Kabaha La Dulmaray Maamulka Xasan Sheekh iyo Xubnaha Isku Bahaystay Nacaybka Somaliland.
January 17, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf Guruuje oo kamid ah mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland ayaa jawaab kulul siiyay maamulka somaliya iyo xubnaha kale ee isku bahaystay nacaybka sommaliland Sidoo kale xildhibaan Guruuje ayaa xisbiyada mucaaridka iyo siyaasiyiin reer Somaliland usoo jeediyay in ay difaacaaan qaranka islamarkaana aanay ka aamusin dhawaaqyada kazoo yeedhay maamulka muqdisho. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Gudoomiyaha Haayada Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Ka Jawaabay Eedo Uu Usoo Jeediyay Gud... Daawo: Dadwaynaha Reer Wajaale Oo Mudo 30 Sano Ka Dib Helay Biyo Nadiif Ah Iyo Maamulka Degmada Oo K... Daawo: Siyaasi Cabdi Haybe Oo Sheegay In Lacagihii Loo Uruuriyay Abaaraha Uu Xisbiga Kulmiye Ku Olol... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|