Xildhibaan Guruuje Oo Baaq Culus Udiray Madaxwayne Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Guruuje Oo Baaq Culus Udiray Madaxwayne Biixi
January 25, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa fariin la xidhiidha absoomida doorashooyinka iyo xal uhelida khilaafka xeerka isasaarka doorshada udiray madaxwaynaha Somaliland isagoo ugu baaqay in uu dalka midoobay islamarkaana uu sexeexo xeerkan.

COMMENTS
LINKS